WELL COME TO SOMALILAND WOMEN IN JOUNALISM ASSOCIATION (WIJA)

Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
Maraykanka & Ruushka oo Is weydarsanaya Maxaabiis uu kale xidhnaa labada dhinac. PDF Print E-mail
Written by WIJA TEAM   
Friday, 09 July 2010
Cairo; - Dowlada Maraykanka ayaa maxkamad horkeentay 11 qof oo looga shakisan yahay in ay u shaqaynayeen sirdoonka Ciidmada Ruushka ayaa waxa ay maxkamadu go´´ aansantay in ay qaadato dalab ay xukuumada Ruushka soo jeediyeen oo ah maxaabiis kala bedelasho. Afhayaan u hadlay Maraykanka ayaa sheegay in ay maxkamada Magaalada New York ay go´´ aan ku gaartay sii daynta dadkaasi, Waxana iyaduna go´´aan ka la mid ah qaadatey dowlada Ruushka oo iyaguna sheegay inay sii daynayaan 4 khuburo ah oo dhinaca Nuclear-ka sirdoon uga ahaa Maraykanka iyo Britain. Si kastaba ha ahaatee, madaxweynaha Ruushka Demetri Medvadev ayaa sheegay in ay go´´ aan sadeen sii daynta 4-qof oo dhamaantood ahaa muwadaadiniin uu dhashay dalka Ruushka ah oo u sirdoonayay laanta CIA-DA Maraykanka.
 
< Prev   Next >

Who's Online
We have 17 guests online
Polls
 
Design by Somaliland Software!