WELL COME TO SOMALILAND WOMEN IN JOUNALISM ASSOCIATION (WIJA)

Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
ISBADALKA DALKU WUXUU RAJO SIIYEY DHALINYARADA DALKA PDF Print E-mail
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 11 July 2010
marka hore waxan hanbalyo u dirayaa dhaman xubnaha xisbiga kulmiye gaar ahaan mujaahid axmed siiraanyo. sida laga wada dharagsan yahay dhalinyarda reers/land laga soo bilaabo 1991 ilaa maanta may helin wax is badala waxa soo food saartay dhibaatooyin anan lalal qaybsan dhalinta sida shaqo laanta iyo tahriiba oo faro kulul ku haysa dhalinta. wali laysma watdiin muxuu ku sugan yahay waayaha dhalintu xukumada ayaa baabisay xaqoodi dalkoodi bay ka qaadeen cuqdad sababtoo ah talada dalka kuma laha waxba ma tabin karaan waxay doonayaan kooda isku dayana waxa lagu eedyn jiray khalkhal taasina waa ta keentay inay u boqoolaan dalal kale kooda waxbartana waxa ka qaadi jiray qabiil shaqadii waxa haysta dhalinta reer s/land dayaacad aad u baladhan taasi oo ay xukumadii rayaalena indhaha ka xidhatay dhalinta una sacabo tuntay odayaashi lixdankii talinyey iyo qabiil 26 june waxay ahyd maalin ku dheerayd dhalinta waayo waxay ogaadeen inay codkooda ku heli karaan isbadal waanay dhacday taasi oo way keenen isbadalkii hadba xukumada cusub waxa ku xidhan rajada dhalintaasi ee yaanay isbadalkay doonayen noqon isku badal xukumada cusub waxa hor yaala waxyaabobadan laakin yaanay marnaba hilmaamin dhalintaa dayacan ee baa baday ee aan lahayn magac sumcad midna ha u yeesho dhalinta sharaf ha jeclaysiiso dalkooda dabcan ha tusto waxay ka yihiin dalka iyo inay yihiin laf dhabartii dalkan sida cad waxa xisbiga kulmiye ku jira rag dhalinyaro ah aqoonyahano ah fahmi kara dhibaatada haysta dhalinta xalkeeda hadba yaanay ka seexan xukumada cusubi wax u qabshada dhalinta dhan kastaba ha ahaate guntii iyo gabagadii mar labaad waan u hanbalyeynyaa xisbiga kulmiye xilka aad qaadeena alla hay dinku asturo noqda sida ay umadu idinka rajaynyaa isbadal barwaaqo ah iyo idinkoo garab gala dhalinyarada wabilaahi tawfiiq
 
< Prev   Next >

Who's Online
We have 16 guests online
Polls
 
Design by Somaliland Software!