WELL COME TO SOMALILAND WOMEN IN JOUNALISM ASSOCIATION (WIJA)

Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada, ka bogo magacyadoda iyo xilalka loo PDF Print E-mail
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 28 July 2010
Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mud. Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay goliisa wasiirada kuwaas oo ka kooban 20 iyo 6 wasiir ku xigeen. Madaxweyne Siilaanyo oo shalay uun xilka la wareegay ayaa shir jaraa’id oo uu maanta xafiiskiisa ku qabtay kaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin xukuumadiisa iyo waxyaabaha uu qaban doono waxaanu tilmaamay in Madaxweyne siilaanyo ayaa sheegay in liiska wasiirada ee uu magacaabay aanay ku jirin rag badan oo magac iyo maamuusba ku dhex lahaa xisbiga kulmiye. Wasaarada Arrimaha Dibada Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah Dr. Maxamed C/Laahi Cumar Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Wasaarada Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka Xuseen Axmed Caydiid Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Samsam Cabdi Aadan Wasaarada Caaafimaad Dr. Xuseen Maxamuud Maxamed Wasaarada Gaashaandhiga Axmed X. Cali Cadami Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska C/Risaaq Khaliif Axmed Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday Wasaarada Cadaalada Iyo Garsoorka Prof. Ismaaciil Muumin Aare Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada Iyo Maamulka Dekedaha Dr. Maxamed Yaasiin Xasan Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale Wasaarada Ciyaaraha, Dhalinyarada Iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar Wasaarada Beeraha Prof. Faarax Cilmi Maxamuud Wasaarada Duulista Iyo Hawada Maxamed Xaashi Cabdi Wasaarada Warfaafinta C/Laahi Jaamac Cismaan (Geeljire) Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Maxamed Yoonis Cawaale Wasiir Ku Xigeeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cusmaan Garaad Soofe Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka Cali Cabdi Saa’iq Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Warsame Siciid Cabdi Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan
 
< Prev   Next >

Who's Online
We have 14 guests online
Polls
 
Design by Somaliland Software!