| |
|
|
Madaxweynaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Nadaafada Qaranka, Baaqna U Direy Shacabka Reer Som |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 03 September 2010 |
|
Hargeysa(WIJA):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa shaaca ka qaaday maalinta nadaafada qaranka, oo shan iyo afartankii cishaba hal maalin oo olole dalka oodhan ah la isku soo bixi doono, taas oo ka bilaabmaysa maalinta Axadda bishuna tahay 5 Sept 2010 subaxnimada guud ahaan dalka oodhan, isla markaana waxa uu ka codsaday badhasaabyada dalka inay u diyaar-garoobaan hirgelinta maalintaas.
|
|
Read more...
|
|
Maqaal Ku Saabsan Xijaabka.....Diyaariye Saeed Ibrahim Hussein |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 03 September 2010 |
|
Bisha Ramadaan ee barakaysan qofku waxa uu bilaabaa hirgelinta iyo adkaynta acmaasha wanaagsan iyo sifooyinka Muuminka dhabta ah ee xijaabku ka mid yahay,Muslimad kasti ha adkaysato sharafta xijaabka ee Alle ugu deeqay.
|
|
Read more...
|
|
Xildhibaan Dhugad Oo Digniin u Jeediyey Dadka Saluugsan Hoggaaminta Madaxweyne Axmed Siilaanyo |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 03 September 2010 |
|
Xildhibaan Cabdillaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) oo mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in aanu cidna uga waaban ka midho dhalinta wixii uu u arko in danta dalka iyo dadku ku jirto, isaga oo shacbiga reer Somaliland ugu baaqay inay iimaansadaan hoggaaminta madaxweynaha oo uu ku tilmaamay halyey waayo arag ah.
|
|
Read more...
|
|
Gabadh Yar Oo 11 Jir Ah Oo Ay Indhaha Dhiig Ka Imanayaan, Bulshada Soomaaliyeedna Caawimo Waydiisata |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 03 September 2010 |
|
Hargeysa (WIJA) Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa taariikhda dhulka ay somalidu degto markii ugu horeysay lagu arkay arrin naxdin iyo argagax huwan ka dib markii gabadh yar oo 11 jir ahi ay indhaha dhiig ka keentay.
|
|
Read more...
|
|
Liiska Magacyada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Soo Dhamaystiray Iyo Xilal Kale Oo U Magac |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 27 August 2010 |
|
Hargeysa (WIJA):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta soo saaray Digreetooyin uu ku Magacaabay in ka badan 35 Masu’uul oo ka mida madaxda Dawlada.kuwaas oo isugu jira agaasimayaal, Gudooomiyayaal iyo masuuliyiin kale.
|
|
Read more...
|
|
Wadaadka diinta Masiixiga Hogaamiya Pope Benedict XVI Oo Aduunka udirey Baaq ku aadan Soomaaliya. |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 27 August 2010 |
|
Wadaadka diinta Masiixiga Hogaamiya Pope Benedict XVI Oo Aduunka udirey Baaq ku aadan Soomaaliya. |
|
Read more...
|
|
UGaaskii Beesha ciise oo gabadh loo guuriyay |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 27 August 2010 |
|
Saylac-Waxa habeen hore guursaday Ugaaskii 19 ee beesha Ciise Ugaas Mustafe maxamed Ibraahin Ugaas Wacays , oo arooskiisu ka dhacay Magaalada Diri Dhaba ee xarunta u ah Ugaaska. |
|
Read more...
|
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo Digreeto Ugu Meel Mariyay Shirkada Somcable, Keenista Kaybalada Bada Hoos Ma |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 27 August 2010 |
|
Hargeysa (WIJA) Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa si rasmi ah shirkada Somcable ugu ogolaaday in ay dalka keento kaybalka bada hoos mara kaas oo uu madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin saxeexay.
|
|
Read more...
|
|
Dallad Ay Ku Bahoobeen Beeralayda Reer Somaliland Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 27 August 2010 |
|
Hargeysa - Dalladda ay ku bahoobeen ururrada Beeralayda Somaliland ee lagu magacooda KAAFI, ayaa shirweyne ay yeesheen waxa ay ku doorteen guddoomiye, guddoomiye-ku-xigeen iyo toban xubnood oo noqon doona guddiga sare ee hoggaaminta.
|
|
Read more...
|
|
Madaxweyne Axmed-Siilaanyo Oo Maanta Qasrigiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Ingiirska & Nuxurka |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 22 August 2010 |
|
War-Saxaafadeed
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti saddex Xubnood ka kooban oo uu hogaaminaayo Safiirka ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa.
|
|
Read more...
|
|
Markab Kuwa Xamuulka Qaada Ah Oo U Rarnaa Ganacsato Soomaaliyeed Oo Ku Degay Xeebaha Dalka Yeman. |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 22 August 2010 |
|
Sanca- Wararka ka imanaya dalka Yeman ayaa xaqiijiyay in uu ku degay xeebaha dalka Yeman Markab kuwa xamuulka qaada ah oo lagu magacaabo Al-Caqiid Express, oo siday shixnad ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed ka dib markii ay ku kaceen dabaylo iyo duufaano.
|
|
Read more...
|
|
Dawlada Uganda Oo Badashay Sharcigii Hore Ee Dadka Soomaalida Ahi Ay Ku Soo Geli Jireen Dalkeeda, |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 22 August 2010 |
|
Kampala-(WIJA)- Dawladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ay wax ka badalayso hanaankii socdaalka ee ee hore u jiray ee ay dadka Soomaalida ahi ku soo geli jireen dalka Uganda.
|
|
Read more...
|
|
Q/Midoobay Oo Madaxweynaha Soomaaliya Ku Guubaabisay Inuu Wadahadal La Furo Kooxaha Ku Kacsan Dowlad |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 22 August 2010 |
|
Qaramada Midoobay ayaa madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ku guubaabisay inuu wadahadal la galo kooxaha dagaalka kula jira dowladdiisa.
|
|
Read more...
|
|
Wasiirka Caafimaadka Oo Wareegto Uu Soo Saaray Ku Joojiyay Iibinta Iyo Soo Dijinta Daawada Qaaxada |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 22 August 2010 |
|
Wasiirka wasaarada caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Xuseen Maxamuud Maxamed (Xuseen Xoog) ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku jooninayo keenista iyo iibinta dawada qaaxada.
|
|
Read more...
|
|
Xisbiga UCID Oo Maanta Eedayntii Ugu Horaysay U Jeediyey Xukuumadda Siilaanyo Kuna Tilmaamay Mid Mar |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 22 August 2010 |
|
Hargeysa (Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID Mudane Aadem Maxamed Mire (Waqaf), ayaa maanta eedayn u jeediyey xukuumadda cusub ee madaxweynaha uu ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
|
|
Read more...
|
|
|
Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo guddi talo bixineed u magacaabay Gobolada Sool iyo Sanaag Bari. |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 18 August 2010 |
|
Hargeysa-(WIJA)-Warsaxaafaded caawa ka soo baxay madaxtooyada soomaaliland, ayaa lagu sheegay in Madaxwaynaha Axmed Maxamed Siilaanyo in uu gudi u magacaabay ka soo talo bixisa Su’aasha gobolada bari.
|
|
Read more...
|
|
|
Madaxweynaha Somalilad oo Kormeer kedis ah ku tagay 11 wasaaradood iyo Wakaalada Biyaha Hargeysa. |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 18 August 2010 |
|
Hargeysa- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa saaka aroornimadii hore abaaro 7-dii kormeer ku soo maray qaar ka mid ah wasaaradaha iyo ha'yadaha madaxbanaan ee dalka kuwo badan oo kamid ah.
|
|
Read more...
|
|
|
30 Suxufi oo loo Furay Aqoon-iswaydaarsi Xeerka Saxaafada ah |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 18 August 2010 |
|
Hargeysa-(WIJA)-30 xubnood oo kakala socday warbaahinta dalka , aayaa maanta aqooniswaydaarsi ku saabsan falanqaynta xeerka saxaafada oo uu golaha wakiiladu hore u diyaariyay uga furmay huteel Imperial ee magaalada hargeysa.
|
|
Read more...
|
|
|
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo xilkii Tv-ga Qaranka La Wareegay |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 18 August 2010 |
|
Hargeysa-(WIJA)-Wasiirka wasaarada warfaafinta mudane c/laahi jaamac cismaan geel jire ayaa maanta maamulkii televishanka qaranka kala wareegay agaasimihii guud ee televishankaasi Maxamed Muuse diiriye.
|
|
Read more...
|
|
|
Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG oo Ururka xisbul islaam ku qabteen dagaalada Muqdisho |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 18 August 2010 |
|
Muqdisho-Ururka Xisbul Islaam oo shalay dagaal culus la galay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM isla markaasna dagaalladaasi guulo ka sheegtay ayaa maanta u soo bandhigay saxaafadda askari shalay ay ku qabteen dagaalkii ay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho kula galeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya.
|
|
Read more...
|
|
|
Dowladda KMG Soomaaliya oo sheegtay in ciidamadeedu ay diideen inay dagaalamaan iyo Warar kale Muqdi |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 18 August 2010 |
|
Muqdisho-(WIJA)-Dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday in ciidamadeeda, gaar ahaan kuwa lagu soo tababaray dalka dibaddiisa ay diideen inay la dagaalamaan kooxaha Al-shabaab iyo Xisbul islaam ee dagaallada kula jira dowladda KMG.
|
|
Last Updated ( Wednesday, 18 August 2010 )
|
|
Read more...
|
|
|
Rag U Dhashay Dalka Uganda Oo Si Rasmi Ah U Qirtay In Ay Ka Danbeeyeen Qaraxyaddii Ka Dhacay Kampal |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 13 August 2010 |
|
Kampala-Ciidamada danbi baadhista dalka Uganda ayaa xabsiga u taxaabay Afar qof oo ay sheegeen in ay ka danbeeyeen labadii qrax ee ka dhacay Kampala ee ay ku naf waayeen 76ka qof bishii hore.
|
|
Read more...
|
|
|
Maayarka Hargeysa Oo Lagu Eedeeyay Inuu Ku Sii Qadhaabanayo Guddidii Nabadgelyada ee Madaxwaynuhu ti |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 13 August 2010 |
|
Maayarka Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa lagu eedeeyay inuu ku sii qadhaabanayo Guddidii Nabadgelyada ee Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu kala diray, waxaana la sheegay in dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay uu xabsiga u taxaabay dad muwaadiniin ah oo aanu xadhigooda ka xalaalayn Ha’yadaha sharciga.
|
|
Read more...
|
|
|
Raysal Wasaaraha Ethiopia Males Zanawi, Oo Shuruud Ku Xidhay Ciidamo Uu Dalkiisu U Diro Dalka somal |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 13 August 2010 |
|
Ra’ysal wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zenawi, ayaa shaaca ka qaaday in aanu dalkiisu hada diyaar u ahayn uu ciidamo u diro dalka Soomaaliya, balse uu diyaar u yahay in uu ciidamadiisa u diro gudaha Soomaaliya hadii khatar la galiyo ciidamada Midawga Afrika ee nabad ilaalinta ee AMISOM ee ku sugan caasimada Muqdishu.
|
|
Read more...
|
|
|
Xaflad Balaadhan Oo Casho Sharaf Ah Oo Lagu Soo Dhawaynayo Gudoomiyaha Gobalka Hargaysa Oo Kampala |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Friday, 13 August 2010 |
|
Kampala-Xaflad balaadhan oo casho sharaf ah oo si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo dhawaynayo Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Hargaysa ee dhawaan la magacaabay Md Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji).
|
|
Read more...
|
|
|
Warsaxaafadeed Tahniyadda Bisha Ramadaan |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Thursday, 12 August 2010 |
|
Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdirashid Maxamed Siciid, isaga oo ku hadlaya afka Maamulka sare ee Shirkadda Dahabshiil wuxuu bisha barakaysan ee Ramadaan darteed tahniyad u dirayaa ummaddaha Islaamka guud ahaan, gaar ahaan macaamiisha, Saraakiisha iyo Hawlwadeenka Shirkadda Dahabshiil. Shirkadda Dahabshiil waxay bulshada islaamku meel kasta oo ay ku nool yihiin Illaahay uga baryayaan in bishan bisheeda illaahay ku gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo, horumar, nabad, caafimaad iyo cibaado suubban.
|
|
Read more...
|
|
|
Wasiirka Hawlaha Guud ee Soimaliland oo Ka Hadlay Sababta Ay U Hakiyeen Dhismaha Laga Wado Guryihii |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Thursday, 12 August 2010 |
|
Hargeysa (WIJA)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Somaliland Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ka hadlay sababta ay dhawaan u soo saareen qoraal ay ku joojinayaan dhismaha ka socda Guryihii Indian Line-ka ee ay iibisay xukuumadii hore waxaanu tilmaamay in la hubinayo in loo maray sharcigii iyo in kale.
|
|
Read more...
|
|
|
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shir La Yeeshay Guddida Dib U Dhiska Biriijka Labaad ee Hargeys |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Thursday, 12 August 2010 |
|
Hargeysa (WIJA)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta markii u horraysay markii ay la wareegeen tallada dalka shir la yeeshay Guddida Dib u dhiska Biriijka labaad ee Caasimada Hargeysa.
|
|
Read more...
|
|
|
Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Oo Dalka Ka Dhoofay |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 10 August 2010 |
|
Hargeysa (HWN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ee lagaga guulaystay tartankii doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26-kii bishii la soo dhaafay ee June Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta ka ambo baxay dalka waxaanu u kicitimay dalka isku taga Imaaraadka Carabta.
|
|
Read more...
|
|
|
Ciidamada AMISOM oo duqeyn ka geystay degaannada loo barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 10 August 2010 |
|
Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa duqeyn u geystay dad barakacayaal ah oo degan duleedka magaalada Muqdisho.
|
|
Read more...
|
|
| | << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>
| | Results 1 - 46 of 260 |
|
|
|
|
Who's Online |
|
We have 12 guests online |
|
|