| |
|
|
Marxuum Jaamac Qayre Oo Maanta Xabaalaha Naaso Hablood Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 19 May 2010 |
|
Alle ha u naxariistee waxa maanta xabaalaha Naaso Hablood ee magaalada
Hargeysa lagu aasay Marxuum Marxuum Jaamac Khayre Wacays, oo ka mid ahaa
siyaasiyiinta magaca ku lahaa Somaliland isla markaana xilal sare ka soo
qabtay dawlada Somaliland.
|
|
Read more...
|
|
Ururka Somaliland Youth Forum (SYF) oo deeq dawooyin gudoonsiiyay Hospitalka Hargeisa |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 19 May 2010 |
|
Somaliland Youth Forum oo fadhiigoogu yahay magaallada Hargeisa ee Somaliland,
ayaa maanta guddoonsiiyey deeq daawooyin ah wasaaradda caafimaadka Somaliland,
kuwaasi oo loogu talo galay inay gaadho cusbitaallada, Hargeysa, Edna,
Gabiley, Boorama, Berbera, Burco, Laascaanood, iyo Ceergaabo.
|
|
Read more...
|
|
Xuskii 18 May Ee Ugu La Yaabka Badnaa Taariikhda Oo Xalay Ka Qabsoomay Kampala Iyo Mucjisooyinka Gaa |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 19 May 2010 |
|
Xafladii ugu la yaabka badnayd taariikhda ee lagu xuseyey sanad guuradii 19aad
ee ka soo wareegtey dib ula soo noqoshada xorriyada Somaliland ee 18 may ayaa
xalay si cajiib ah oo heer sare ah uga qabsoontay International Hotel oo ku
yaala caasimada dalka Uganda ee kampala.
|
|
Read more...
|
|
Doorashada madaxtooyada ee 26-ka Juun ama waxay noqondoontaa mid ummada u horseeda maalin kaloo mada |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 19 May 2010 |
|
Doorashadani waxay noqondoontaa ama mid la mida maalintii lala midoobay
koofurta Somaliya ama waxay si buuxda u soo celindoontaa qaranimadii
Somaliland ee halgankii adagkaa loo soo maray ka miro dhalkeeda. 26 ka Juun
2010 ee la qabandoono doorashada madaxtooyada haddii Xisbiga Udub talada dalka
dib loogu soo celiyo waxay noqondoontaa mid la mida maalintii madoobayd ee
Somaliland la midowday Koofurta Soomaaliya oo aysan kala kulmin waxaan ka
ahayn caddalad-darro, horumar la’aan, burbur dhaqan-dhaqaale, awood-qaybsi
la’aan iyo kaba sii darane loogu daray duqayn cir iyo dhulba leh iyo dhibta
maanta dalka ka taagan ee maamulkii dalku gacanta u galay kooxdii Afweyne
basaasiinta u ahaan jirtay ee mannaxaanka ahayd waxaana ku dhiirigalinayaa
inuu shicibka Somaliland ka digtoonaado in mar kale talada dalka ay xisbiga
Udub ku wareejiyaan oo ay si mugleh uga fiirsadaan fursaddan taarikhigaa ee
mar kale soo martay!
|
|
Read more...
|
|
18 MAY Ma tahay maalin shacabka reer Somaliland Ka gayda Dhagax tuur |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 18 May 2010 |
|
Umad kasta oo dunida ku nooli waxay leedahay maalin ay ixtiraamto oo guud
ahaanba dalkaas laga xuso loogana dabaal dago. Somaliland taas way kala siman
tahay oo waxay leedahay laba maalmood oo aad loo tixgaliyo kuwaaso kala ah
26Juun iyo 18 May, labadan maalmood oo ku suntan kuwo ay shacabkani ka
xoroobeen laba gumaysi oo u kala danbeeyay (gumaysigii Ingiriiska iyo kii
Soomaliya). |
|
Last Updated ( Tuesday, 18 May 2010 )
|
|
Read more...
|
|
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Horumarinta Qoyska oo Maanta U dhooftay Australia |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 18 May 2010 |
|
Waxaa maanta oo Salaasa bishan May 18 eeda ka dhooftay Hargeisa Wasiirka
Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Horumarinta Qoyska ee Somaliland Marwo Fadumo
Suudi Xasan.
|
|
Read more...
|
|
Kulmiye Oo Si Gaar Ah U Xusay 18-Ka May |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 18 May 2010 |
|
Hargaysa (WIJA)-Xisbiga mucaaridka ee KULMIYE ayaa Si gaar ah u xusay, xuska
sanad guurada guurada 19aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshadii
madaxbanaanida Somaliland ee 18 May 1991-kii oo ku beegnayd.
|
|
Read more...
|
|
Cumar C/rashiid oo ganafka ku dhuftay xil ka qaadista uu ku sameeyay madaxweyne Shariif |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 18 May 2010 |
|
Muqdisho (WIJA) Ra’isal wasaaraha xilka laga qaaday ee xukuumaddii Soomaaliya
Cumar C/rashiid ayaa ganafka ku dhuftay xil ka qaadistii uu ku sameeyay
madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Aadan.
|
|
Last Updated ( Tuesday, 18 May 2010 )
|
|
Read more...
|
|
BURCO: GADOODKII SHACABKA+DHAGXANYAYNTII KHAYRIYADDA IYO WAJI GABAXII DOWLADDA HOOSE.. |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 18 May 2010 |
|
Burco (WIJA waxaa saaka dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada burco oogii hore
u soo kallaheen dhanka fagaaraha khayriyadda Burco si ay uga qayb qaataan
xuska 19guuradii gooni isu taaga somaliland ee 18 may oo ku beegnayd maanta.
|
|
Read more...
|
|
Xisbiga UDUB oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Puntland |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 18 May 2010 |
|
Hargeysa(WIJA)- Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa
jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Wasiir Ka tirsan maamul Goboleedka
Puntland.kuwaasi oo sheegay in shacbiga Gobolada Sool iyo Sanaag ay diideen
hawsha kaadhadh bedelka codbixiyeyaasha ee ka socota gobolada Somaliland oo
dhan.
|
|
Read more...
|
|
Guddoomiyeha xisbiga siyaasiga ah ee UCID oo shaaca ka qaaday in ay dalka ku xukumi doonaan diinta |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 17 May 2010 |
|
Hargeysa (WIJA) Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali
warbaabe ahna murashaxa jagada madaxweyneha ee xisbigaas ayaa maanta soo
saaray qoraal dheer oo uu nuxurkiisu ahaa in ay dalka ku xukumi doonaan
sharaceeda islaamka haddii ay ku guulaystaan doorashada Madaxtooyada ee filayo
in ay bisha June 26-ka dalka ka dhacdo. |
|
Read more...
|
|
Cadaalad ma aha in qofna hal kaadh sito, qofna toban kaadh halka mid kalena aanu midba haysan.. |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 17 May 2010 |
|
Hargeysa(WIJA)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland ayaa ka
hadlay khaladaad badan iyo galdaloolooyin uu sheegay inay ka jiraan hawsha
kaadhadh bedelka codbixiyeyaasha. Waxa kale oo uu tilmaamay inaanu waxba soo
kordhin Server-kii lagu waday inuu kala shaandheeyo macluumaadkii diiwaan
gelinta.
|
|
Last Updated ( Monday, 17 May 2010 )
|
|
Read more...
|
|
Guddoomiyaha Isku Xidhka Ururada Xuquuqal Iinsaanka S/Land Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Xadhiga Hawlwade |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 17 May 2010 |
|
Hargeysa (WIJA) Guddoomiyaha isku xidhka ururada xuquuqal iinsaanka S/land
Saleebaan Ismaaciil Bulaale (Saleebaan Xuquuq) ayaa si kuluul u cambaareeyay
xadhiga ay xukuumadu kula kacday hawlwadeenadi Komishanka qaranka ee ka
hawlgalayay laba goobood oo ka mid ah goobaha ay ka socoto bedelaada
kaadhadhku Magaalada Hargeysa.
|
|
Read more...
|
|
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Oo Si Heer Qaran Ah Loo Aasay |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 17 May 2010 |
|
Hargeysa(WIJA):- Alle ha u naxariiste Wasiirkii hore ee Wasaarada Ganacsiga
Somaliland Marxuum Cismaan Qaasim Qodax ayaa maanta si heer qaran ah loogu
aasay xabaalaha Naasa-hablood ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu xalay ku
geeriyooday xafaadiisa oo ku taala Caasimada Hargeysa.
|
|
Read more...
|
|
18 May ayaa xalay Jimcihi (14ka May) lagu qabtay Hilton Hotel ku yaala magaalada Minneapolis |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 16 May 2010 |
|
Minneapolis-(WIJA)-Xafladan oo ay ka soo qayb galeen dad aad u tiro badan oo
ka kala socday qaybaha kala duwan ee dadweynaha Somaliland, iyo saaxiibadood
Somalia, Djibouti, iwm. Waxay u dhacday si aad iyo aad u qurux badan. Waxa
kale oo ka soo qayb galay nin la yidhaahdo Matt Entenza, oo ah nin ka socday
xisbiga Diimoqraadiga ee Marekanka Ninkaas oo u taagan in loo doorto
Governor-ka gobolka Minnesota oo ay doorashadiisu soo socoto bisha August,
2010. |
|
Read more...
|
|
|
18 May Xuska Qaranimada Somaliland |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 16 May 2010 |
|
Holland-(WIJA)-Waxaa sabtidii bisha mei 15 keedi lagu qabtay Theater concordia
oo ku yaala Magaalada Denhaag ee dalkan Holland xuskii ama sanad guurihii 19
aad ee ka soo wareegay qaranimada Somaliland .Xafladan oo si weyn loo soo
agaasimay waxaa ka soo qayb galay Jaaliyada soomaliland ee dalkan Holland
fanaaniin kala duwan oo u hor kacayo Nuur Jaamac bulaaleh (Nuur daalacay ) oo
sanadkan soo badhigay hees cusub oo halku-dhigeedo yahay somaliland Allaw
dhawr. |
|
Last Updated ( Sunday, 16 May 2010 )
|
|
Read more...
|
|
|
Madaxwaynaha Venezuela Oo Kiraystay Laba Boqol Oo Qof Oo Ka Shaqeeya Ciwaankiisa Twitter-Ka |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 16 May 2010 |
|
Madaxweynaha dalka Venezuela ayaa lagu soo waramayaa in uu dhawaan ijaartay
Laba Boqol Oo qof oo ka shaqeeya lana socda cinwaankiisa Twitterka, ka dib
markii uu dhawaan xubin ka noqday networkga aadka ee loo isticmaalo ee lagu
magacaabo Twitter.
|
|
Last Updated ( Sunday, 16 May 2010 )
|
|
Read more...
|
|
|
Askari Boolis ah oo Ku Dhintay Rabshado ka Dhacay Bariga Sanaag |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Sunday, 16 May 2010 |
|
Ceerigaabo (WIJA)-Hal askari ka tirsan Ciidanka Booliska, ayaa ku dhintay
mid kalena wuu ku dhaawacmay ka dib markii maanta rabshadi ka dhacday goob ay
ka socotay hawsha kaadhadh bedelka Codbixiyeyaasha oo ku taala magaalada Yube
oo ku taalla Bariga Sanaag, una dhaxaysa Degmooyinka Ceerigaabo iyo Hadaaftimo.
|
|
Read more...
|
|
|
Budhcad Badeedd Soomaali Ah Oo Qafaashay Markab Laga Leeyahay Dalka Ruushka Iyo Markab Nooca Dagaalk |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Thursday, 06 May 2010 |
|
Hargeysa(wija):-Budhcad Badeed Soomaali ah ayaa qafaalay
Markab laga leeyahay dalka Ruushka oo la yidhaahdo Moscow
University, |
|
Read more...
|
|
|
Burco :306 isugujiray arday iyo macalimin oo loo dhaariyey hawlaha komishanka |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Thursday, 06 May 2010 |
|
Burco: (wija)iyadoo hawlihii komishanka doorashooyinku ay
si weyn uga socdaan Gobolka Tog-dheer.
|
|
Read more...
|
|
|
Nadaafad daradu samayn inteeleg ayey ku leedahay dadka iyo deegaankaba |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 05 May 2010 |
|
diyaarintii: Sagal C/raxmaan Axmed {filibiin}
Nadaafadu waa tiir ka mida tiirarka u waawayn ee ay noloshu
ku taagantahay iyadoo u nabigeenuna naxariis iyo nabad
galayo dushiisa ha ahaate u aad inoo gu booriyay
ilaalinteeda. |
|
Read more...
|
|
|
Toban Dariiqo Oo Ay Haweenayda Muslimadda Ah Ee La Qabaa Ay Ku Horumarin Karto Nolosha Guurkeeda. |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Wednesday, 05 May 2010 |
|
Toban Dariiqo Oo Ay Haweenayda Muslimadda Ah Ee La Qabaa Ay Ku Horumarin Karto
Nolosha Guurkeeda.
|
|
Read more...
|
|
|
Munaasibad balaadhan oo lagu xusayey sanad-guuradii 8aad ee ka soo wareegtay alle ha u naxariiste ge |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 04 May 2010 |
|
“[Marxuum Cigal] Waxa uu ahaa Libaax Cartama Oo Marka Uu
Eego Ragga Ay Is-hayaan Ay Is Jiidhaan, Waana Inta Maanta
Laga La’ayahay Kuwa jooga”.Muuse Biixi.
|
|
Read more...
|
|
|
Xisbiga Daryeelka iyo Cadaalada UCID UK shir ballaadhan ku yeeshay Huteelka Blue Ocean |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 04 May 2010 |
|
London-(wija)- SHIR aad loo soo agaasmiy oo MADAXDA XISBIGA
UCID UK iyo Europe KU QABSADEEN HUTEELKA BLUE OCAEN .
|
|
Read more...
|
|
|
Mid Ka Mid Ah Culimada Waaweyn Ee Reer Somaliland Oo Cawaaqib Xumo Ku Tilmaamay Doorashada Madaxtooy |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Tuesday, 04 May 2010 |
|
Haddii Ay Maanta Dhacdo inay Doorashadu Dib u Dhacdo Waxa
Yaraanaya Dulqaadka, Waxaana Imanaysa In Dadku Kuraasta Si
Kale Ku Raadiyaan”Aadan-Siiro.
|
|
Read more...
|
|
|
Ururka Gaaroodi Oo Deeq Lacageed Oo Gaadhaysa 8600$ Oo Dolar Gaadhsiiyey Dadkii Ku Barakacay Roobk |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 03 May 2010 |
|
Hargeysa(wija):-Munaasibad loo sameeyey sidii gacan wax tar
leh loo gaadhsiin lahaa qoysaskii ku barakacay Roobabkii
dhawaan ka da’ay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa
Caawa lagu qabtay Huteelka Star ee Maagalada Hargeysa.
|
|
Read more...
|
|
|
Presidential election To be held in June |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 03 May 2010 |
|
Hargeisa (The Horizon)- “We have a sound Voter Registration
list with which we can hold Presidential Election in June
2010. |
|
Read more...
|
|
|
Video games 'do not' alter sleep pattern |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 03 May 2010 |
|
Despite the general belief, a new study suggests that
playing a video game before bed has a subtle influence on
the time a male teenager falls asleep.
|
|
Read more...
|
|
|
Vitamin B lowers heart disease risk |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 03 May 2010 |
|
Individuals following a diet rich in vitamin B6 and folic
acid are less vulnerable to die from cardiovascular
|
|
Read more...
|
|
|
Sleeping, dreaming enhance learning |
|
Written by WIJA TEAM
|
|
Monday, 03 May 2010 |
|
A new study says those who dream about a recently learned
task perform it better upon waking, approving long-held
|
|
Read more...
|
|
| | << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>
| | Results 139 - 184 of 260 |
|
|
|
|
Who's Online |
|
We have 11 guests online |
|
|