WELL COME TO SOMALILAND WOMEN IN JOUNALISM ASSOCIATION (WIJA)

Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
Ereyada aan murtida lahayn ee adeegsadaan dhalinyarada hadda jirta
Written by WIJA TEAM   
Monday, 29 March 2010
Dhallinyarad ku dhaqan magaalooyinka kala duwan ee dalka gaar ahaana magaalooyinka waawayn, ayaa adeegsada ereyo layaab leh, kuwaas oo marka aad maqasho aad la yaabayso.
Read more...
 
Dood cilmeey kusaabsan Khilaafaadka Qoyska oo ay soo qaban qaabiyen Ururka
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 27 March 2010
Hargeisa (wija) Doodcilmiyeedkan oo loo qabtay Haween kakala socday Qaybaha bulshada ayaa ugu horayntii waxa halkaasi kahadashay oo furtay Agaasimaha Ururka Haweenka Saxafiyiinta Somalialan Fahma Yusuf Ciise.
Read more...
 
Tacsi
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 27 March 2010
Waxay dhamaan dadka hoos ku qorani tacsi udirayaan Hoodo Ismaaciil Maxamed oo uu Aabeheed kugeeriyooday magaalada Hargeisa Alle haw naxariiste Marxuum Ismacil Maxamed Ducaale.
Read more...
 
Booliska Gobolka Togdheer oo Gacanta ku Dhigay Gabadh Yar oo Laga soo Xaday Magaalada Garoowe
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 24 March 2010
Waxay sheegtay in la geeyey meel carruur yaryar oo badan lagu hayey oo Kooxdii haysatay ay baadhitaan caafimaad ku sameeyeen inta xannuun laga helay dib loo soo celiyey “
Read more...
 
GABADH MAREYKANA OO DADAAL WEYN UGU JIRTA SIDII AY U NOQON LAHAYD GABADHA HABLAHA ADUUNKA UGU BUURAN
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 17 March 2010
Image
Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
GABADH FARANSIIS AH OO DISHAY LIX CARUURA OO AY DHASHAY KADIB
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 16 March 2010
ImageFRANCE(wija)- Maxkamad ku taala dalka faransiiska ayaa lasoo taagay Hooyo dishay lix cauura oo ay dhashay hooyadan oo u dhalatay dalka faransiiska ayaa sheegtay inay caruurtaa dishay markii ay dhasheen oo ay cunaha qabatay,
Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
CAJIIB: DALKA SUCUUDIGA OO UU KU DHASHAY ORGI IL QUDHA LEH KANA DUWAN RIYAHA KALE
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 16 March 2010
ImageSAUDIA(wija)- Dalka sucuudiga waxaa ku dhashay ORGI il qudhaleh isla markaana Madaxiisu aanuu u ekeyn sida caadiga ah ee lagu yaqaano Riyaha ama orgida. iyadoo dhakhtarada xooluhu sheegeen in tani tahay markii ugu horeysay ee la,arko aduunka Orgi ama Ri noocan ah,
Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
Guusha Habalaha Jaamacada Burco waa Guul u soo Hoyatay Haween Waynaha Reer Somaliland oo dhan
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 16 March 2010
Sida aynu la wada socono aqoontu waa Iftiinka nolosha, waana kaabayaasha ugu muhiimsan nolosha bani’aadamka, iyada oo aqoonta bani’aadamku heerar kala duwan soo martay, waxaa jiray wakhtiyo aqoonta la bari jiray ragga oo kaliya, balse wakhtigii casrul-jaahiligii ayay ahayd wakhtigaasi oo aanay dumarku u heli jirin Jaaniska Wax barasho gaar ahaana dumarka Somalida.
Read more...
 
Akhri oo ha qoslin
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 09 March 2010
Qisadan qosolka iyo maada badan, murtiduna ay ku dheehantahay waxay ku saabsantahay is faham waaga mararka qaarkood ka dhex dhaca bulshada,
Read more...
 
Dhibaatooyinka dhaqanka la xidhiidha ee Haweenka Somalidu la kulmaan Xiliga Guurka
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 09 March 2010
Bulshada Soomaalidu waxay leedahay caadooyin iyo dhaqamo soo jireen ah oo salka ku haya nolosha miyiga iyo reer guuraanimada ee ay ku abtirsadaan, haddaba waxa jira dhibaatooyin aan yarayn oo ka soo gaadha dhaqanadaas dabaqadaha kala duwan ee bulshadu ka kooban tahay, gaar ahaan haween.
Read more...
 
Caruurtu waa murayada laga daawado labada waalid
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 09 March 2010
Sida laga waraqabo caruurtu waa nuurka indhaha iyo ubaxa aqalka waana faraxada labada waalid iyo dhamaanba mustaqbalka ay u madi sugto iyada oo hadii awlaada loo barbaariyo si haboon oo waafaqsan diinteena macaan iyo dhaqankeena suuban ay noqon karaan kuwo noqoda ubad lagu aflaxo mustaqbalka dhaw iyo ka fogba,
Read more...
 
Naadiga Akhristayaasha SUDAN oo soo bandigay Buuggoodii Labaad
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 04 March 2010
Sudan(wija) --Naadiga Akhristayaasha Sudan (Somaliland Readers Club in Sudan) Ayaa Habeenkii Sabtidu soo Galeysey 26 Feb 2010 , soo Bandhigey Buugoodii Labaad. Munaasibad Aad u Qiimo Badneyd oo Ay Ka soo Qeyb Galeen , Ardeyda , Marti Sharaf iyo Xubno Kale oo Lagu Qabtey Markasu Dacwa ee Jaamacada International University Of Africa, Naadiga Akhritayaasha Sudan Waxey Habeenkaas Soo Bandhigeen Buuga La Magac Baxey SIRTA GUURKA , oo uu Qoray Qoraaga Caanka Ee Xasan Cabdi Madar.
Read more...
 
FAALO:SIDEEBEY GABADHU U DOORAN KARTAA NINKA FIICAN EE MUNAASIBKA AH.
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 03 March 2010
FAALLO(wija)- Faaladan oo aynu kaga hadlayno sida ay habluhu u dooran karaan ninka munaasibka ku ah inay guursadaan ayaa waxaa jirta in hablaha qaarkood ay in badan ka fakaraan ninka ay dooran lahayd iyo caynka uu noqonayo, iyadoo ay hablahaasi ka baqaan in ninkaa ay kaga soo baxaan hadhow calaamado ayna u dul qaadan karin oo ay ka mid yihiin (Beenta,Bakhaylnimada & khiyaanada),
Read more...
 
BARMAAMUJKEENI WAXKABARTA UGAADHA DALKEENA
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 03 March 2010
Akhristayaal waa barmaamujkeeni aan kaga waramijirnay Ugaadha dalkeena iyo qaybeheeda Iyadon lagusoo dhamayn Karin barmaamujyo iyo dhawr toona Maantana kusoo dhawaada qaar kamida :-
Read more...
 
Former PM of Somalia Manifests hatred for Somaliland
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 28 February 2010
In an exclusive interview to the BBC (Somali section), the second Prime Minister of the former Somali republic (Somalia and Somaliland) Mr. Abdirazak Haji Hussein opposed that Somaliland be recognized as a separate sovereign state.
Read more...
 
WAAYAARAG donates sports materials
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 28 February 2010
Gebilei (The Horizon) WAAYA ARAG Sports Organization donated an expensive tournament cup and sports materials to 8 teams in Gebilei, as part of their effort to promote sports in Somaliland.
Read more...
 
SONSAF Concludes RDP Assessment
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 28 February 2010
Hargeisa (The Horizon)Somaliland non-states Forum (SOPNSAF)has concluded a 2 day assessment the basic needs of the community on reconstruction and development in Hargeisa in mid February.
Read more...
 
TALO WADAAG’s Support to those living with HIV-Aids
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 28 February 2010
Hargeisa (The Horizon) Executive Director of TALO WADAAG organization Mr. Guleid Osman Abdil;karim told our reporter that the organization have good cooperation with National Committee for HIV-Aids, international organizations. He said,”The government has a national policy and help us in finding medicine, food and other needs for those who live with HIV-Aids.
Read more...
 
BARMAAMUJKEENI WAXKABARTA UGAADHA DALKEENA
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 20 February 2010
Maantana waxaan kaga hadli doona magacyada iyo halka ay kunoolyihiin qaar kamida Ugaadheeni aan kaso hadlaynay oo ay kamid yihiin:-
Read more...
 
Qabyaalada iyo Raad Xumadeeda
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 18 February 2010
Ereyada qabyaalad iyo qabiil ayaa had iyo jeer qeexidooda amma kala saaridooda laysku qaldaa amma inta si uu taqaanaa si fiican loo kala aqoon, bal haddaba haddii aan isku dayo ta qabiil.
Read more...
 
Dhibaatada Daawooyinka dumarka qarkood isku cadeeyaan(Buufis)
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 18 February 2010
Markasta oo jahligu bato waxaa ka dhasha dhibaatooyin raadad xuxun ku reeba qofka bani’aadamka ah, ha ahaato mustaqbalka noloshiisa, caafimaadkiisa iyo dhaqaalihiisaba. qofkuna kama maarmo aqoonta diiniga ah iyo maadigaba marka aad eegto dunidu maanta halka ay marayso.
Read more...
 
WAXKABARTA UGAADHA DALKEENA
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 18 February 2010
Haday tahay xayawaanka noocyadiiisa Umadkasta waxay leedahay deegaan ugaara oo ay aqoon uleeday waxyaabaha kudhaqan kala gedisan, dhirta jaadadkeeda kala duwan iyo dhaamaan waxyaabaha uu ku caanka yahay una gaarka ah, quruxna uyeelaya deegaankooda kuxeeran, maxaa yeelay deegaanku waa meesha ay ku dhaqmaan , ka beermaan, kuna noolyihiin dhaamaan noolahaas oo dhami.
Last Updated ( Thursday, 18 February 2010 )
Read more...
 
Awaal-tiris Maanso Cusub oo uu Tiriyay Abwaan Maxamed I. Warsame (Hadraawi)
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 14 February 2010
Maanso ka turjumaysa Dareenka Is-bedbedelka badan ee Siyaasadeed/Hogaamineed ee Dalku ku Sugan yahay Maansadan Awaal-Tiris, waxa curiyay Abwaanka caanka ah, Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), waxaanay soo baxday 13/09/09. Waxa uu kaga hadlayaa mushkiladaha dhinacyada badan ee maanta mujtamaca ku xeeran. Qaadka oo ah kan sababay in ragga Soomaaliyeed gabo kaalintii uu nolosha ku lahaa, taasina geyaysiiso haweenka inay ku keliyaystaan dhibaatada nolosha; ayuu si ba’an u dhaliilayaa.
Read more...
 
Baashe Maxamed Faarax Oo Sheegay In Somaliland Diidku Aanay Ku Koobnayn Laascaanood, Balse Ay Jooga
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 13 February 2010
"Somaliland diidku meel kasta way joogaan oo Burco, Boorama iyo Hargeysa intaba way joogaan Somaliland diidku, markaa dadku rayi ayey leeyihiin oo cabirayaan, markaa anaga waxa noo daran in Qori la qaato oo kaliya, laakiin mucaaridnimo waa iska caadi oo meel walba way joogaan, xitaa Hargeysa waxa jooga dad aaminsan fikirka Fadaraalka."
Read more...
 
Sonyo waa urur mudan in lagu amaano wax u qabadka dhalin yarada dalka eedna iyo Aflagaadana ma gayaa
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 13 February 2010
dalada dhalinyarada ee sonyo waxay u taagan tahay sidii ay horomar u gaadhsiin lahayd dhalinyarada dalka iyaga oo waxa badan ka qabatay sidii ay da yartu u heli lahayd waxayaalaha ay ubaahan yihiin si loo helo dhalin yaro ka caafimaad qabta waxkasta oo dibudhac ku ah masgaxda fayoow ee dhalinta maanta iyo ta mustaqabalkaba .
Read more...
 
Tacsi
Written by WIJA TEAM   
Friday, 29 January 2010
Isku duwaha Naadiga akhriska somaliland ee sudan Somaliladn Readers Club In Sudan (SRC) Shucayb maxamud cilmi isago ku hadlaya magaciisa iyo magaca naadigaba wuxuu tacsi u dirayaa dhamaan :-
Read more...
 
INAANILAAHI WA’INAA ILAHAY RAAJICUUN
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 28 January 2010
Ururka haweenka saxafiyiinta Somaliland ee Wija wuxu tacsi udiraya qoyskii, eheladi, qaraabadii iyo saxaafada Somaliland ee uu kabaxay Alle haw- naxariiste ..
Read more...
 
Gudoomiye Ku Xigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 28 January 2010
Hargeysa/Wijaorg.org Alle ha u naxariistee waxa xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Guddoomiye ku xigeenkii ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Marxuum Xariir Faarax Ducaale.
Read more...
 
sida ugu haboon ee gabadhu u xulan karto ninka la wadaagaya nolosha
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 27 January 2010
Ninka aad dooranaysaa waa ninka kula noolanaya inta ka harsan nolashaada, waxaana larabaa inaad ku dooratid....
Read more...
 
ka bogo oo akhriso intaanad gursan way ku anafacaysaaye
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 27 January 2010
Gabar walba way wareertaa markay rabto inay guursato, oo waxaa ku adkaada go`aanka guurka. Waxayna ka baqdaa inay ka shalayso oo ninku noqon waayo ninkii ku haboonaa. gabar walba oo muslimad ahi markay rabto inay guursato ama la soo doono,
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>

Results 185 - 230 of 260

Who's Online
We have 11 guests online
Polls
 
Design by Somaliland Software!