WELL COME TO SOMALILAND WOMEN IN JOUNALISM ASSOCIATION (WIJA)

Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
Hay’ada Miino Saarka Ee DDG Oo Maanta Aqoon Isweydaarsi Ku Qabatay Magaalada Gumar
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 31 July 2010
Hay’ada Miino saarka ee magaceeda loo soo gaabiyo DDG, ayaa maanta xaflad ay ku soo bandhigay buug lagu soo uruuriyay xogo ku saabsan sida ay miinada iyo waxyeeladeeda wax looga qaban lahaa oo ay hore uga qaadeen dadka ku dhaqan degmada Gumar ee gobolka Hawd ku soo bandhigay magaaladaas.
Read more...
 
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Xilkii Uu Hayey Iska Casilay, Dareenada Ku Xeeran Is-casilaadiisa
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 31 July 2010
Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Sheekh Cabdilaahi Cige ayaa maanta iska casilay xilkii uu hayey, isaga oo ku sababeeyey is-casilaadiisa, kadib markii ciidan dheeraad ah oo loogu talagalay inay wax ka qabtaan Mudaharaadka maalintii labaad ka socda Magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal.
Read more...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In Dayn Faro Badan Oo Lagu Lahaa Xukuumadii Rayaale Ay Dabri Karto G
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 28 July 2010
Hargeysa (WIJA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka dib markii uu maalintii shalay xafiiska madaxweynemada si rasmi ah ula wareegay ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, waxaanu shacabka kula dardaarmay in ay dhinacooda meel uga soo wada jeedsadaan sidii ay taageeri lahaayeen xukuumada cusub.
Last Updated ( Wednesday, 28 July 2010 )
Read more...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada, ka bogo magacyadoda iyo xilalka loo
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 28 July 2010
Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mud. Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay goliisa wasiirada kuwaas oo ka kooban 20 iyo 6 wasiir ku xigeen. Madaxweyne Siilaanyo oo shalay uun xilka la wareegay ayaa shir jaraa’id oo uu maanta xafiiskiisa ku qabtay kaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin xukuumadiisa iyo waxyaabaha uu qaban doono waxaanu tilmaamay in Madaxweyne siilaanyo ayaa sheegay in liiska wasiirada ee uu magacaabay aanay ku jirin rag badan oo magac iyo maamuusba ku dhex lahaa xisbiga kulmiye.
Read more...
 
LABADA WAALID KEEBAA LEH MASUULIYADA BARBAARINTA UBADKA.
Written by WIJA TEAM   
Monday, 26 July 2010
Is khilaafka lamaanaha qoyska ayaa inta badan waxaa keena is faham la’aan dhinaca masuuliyadaha ah, taasi oo sababta in caruurtu ku waayaan daryeel ay u baahnaayeen.
Last Updated ( Monday, 26 July 2010 )
Read more...
 
Madaxweyneyaasha Xilka La Kala Wareegaya ee Somaliland Oo Ka Hadlay Kulamo Gooni Gooni ah Oo Ay La Y
Written by WIJA TEAM   
Monday, 26 July 2010
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxweynaha xilka ka sii degaya Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa kulamo gooni gooni ah maanta la yeeshay Weftigii ka socday Jamhuuriyada Jabuuti ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Isgaadhsiinta iyo Dhaqanka, Md. Cali Cabdi Faarax, ee u yimid Somaliland ka qeyb galka xafladda xil wareejinta iyo dhaarinta Madaxweynaha cusub oo maalinta barri ka dhacaysa xarunta madaxtooyada Somaliland.
Read more...
 
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Waramay Waxqabadkii Kalfadhigii 11-aad
Written by WIJA TEAM   
Monday, 26 July 2010
- Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta warbixin ku saabsan waxqabadkii Golaha ee kalfadhigii 11-aad ka dhagaystay iyagoo Goluhu hadda gudo galay kalfadhigii 12-aad.
Read more...
 
Borama: Arday ka qalin-jabisay Madarasada Daaru Ilmi Kasiir ee xafidka Quraanka.
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 20 July 2010
Madarasadaan oo ka mid ah madarasadaha ugu caansan ee ku yaala magaalada Borama,iyo gabi ahaanba Gobolada Awdal/Salal, ee xaga xifdiga quraanka Kariimka ah, ayaa waxaa munaasabad noocanoo kale ah, sanad walba lagu qabtaa.
Read more...
 
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Xiligan Kala Guurka Ah Heshiis Cusub La Saxeexday Baanka Ad
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 20 July 2010
Hargeysa-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. Idiris Ibraahim Cabdi, oo xukuumadiisu xilka wareejinayso, ayaa xiligan kala guurka ah heshiis la saxeexday Baanka adduunka, kaasi oo ku saabsan dhismaha Kawaanka Hilibka xoolaha ah oo laga hirgelinayo dhawaan Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Tog-dheer.
Read more...
 
Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Saartay Natiijada Rasmiga ah ee Doorashadii Madaxweynaha
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 11 July 2010
Hargeysa (HWN)-Maxkamada Sare ee distooriga ah ee Somaliland ayaa maanta soo saartay Natiijada rasmiga ah ee Doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26-kii bishii June ee la soo dhaafay. Waxaanay Maxkamadu meel-marisay Go’aankii Komishanka doorashooyinka qaranku ay soo saareen 1-dii bishan July
Read more...
 
Markii kowaad, Maxkamadda Sare oo Ku Dhawaaqda Garsoor Xor iyo Xalaal Ah, Faallo Xassan Cumar Hoorri
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 11 July 2010
Beri, Axad ah 11/07/2010 ayaa markii ugu horraysay, Maxkamadda Sare ku dhawaaqdo garsoor xor iyo xalaal ah. Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa lagu ansixin doonaa natiijada doorashadii dalka ka qabsoontay 26 June 2010, kaasoo xor iyo xalaal ka ahaan doona faragelintii Madaxweyne Rayaale. Haddaba, sida ku kaydsan sooyalka taariikheed, waxaa aan la hilmaami karayn faragelintii qaawanayd iyo saamaynta uu Madaxweyne Rayaale ku lahaa dhammaan go’aamadii hore ee Maxkamadda Sare.
Last Updated ( Sunday, 11 July 2010 )
Read more...
 
ISBADALKA DALKU WUXUU RAJO SIIYEY DHALINYARADA DALKA
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 11 July 2010
marka hore waxan hanbalyo u dirayaa dhaman xubnaha xisbiga kulmiye gaar ahaan mujaahid axmed siiraanyo. sida laga wada dharagsan yahay dhalinyarda reers/land laga soo bilaabo 1991 ilaa maanta may helin wax is badala waxa soo food saartay dhibaatooyin anan lalal qaybsan dhalinta sida shaqo laanta iyo tahriiba oo faro kulul ku haysa dhalinta.
Read more...
 
Ya Ku Guulaystay Tartankii Gaabayada Nabada Ee Somaliland?
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 11 July 2010
Burco (Halkaraan.org) Taratanka gabayada nadaba ee Gobolada somaliland ayaa habaynkii xalay ahaa la so oaf jaray, tartankaas oo lagu qabtay Gobolka Togdheer gaar ahaan magaalada Burco, waxaana halkaas lagu kala saaray seddexda gobola ee isugu soo hadhay, isla markaana waxaa la soo ban dhigay cida ku guulaysatay kaalinta koobaad, labaad iyo seddexadaad.
Read more...
 
Guddidii Ka Soo Tallo Bixinta Qaab Dhismeedka Xukuumada Cusub Oo Soo Bandhigay Tirada Wasaaradaha iy
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 11 July 2010
Hargeysa (WIJA Guddidii Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u magacaabay ka soo tallo bixinta qaab dhismeedka cusub, ayaa maanta soo bandhigay tirada Wasaaradaha iyo Haayadaha dawlada ee ay soo jeedinayaan inay xukuumada cusubi ka koobnaato.
Read more...
 
Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Guddidii Tallo Bixinta U Xilsaaray Inay Soo Dejiyaan Waxqab
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 11 July 2010
Hargeysa (WIJA)- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Guddidii uu u magacaabay ka soo talo bixinta qaab dhismeedka xukuumada cusub, mar kale u magacaabay inay ka soo tallo bixiyaan qaabka mudnaanta loo kala siinayo waxqabadka xukuumada ee Boqolka Maalmood iyo lixda bilood ee ugu horreeya.
Read more...
 
Boqorada Dalka Britian, Queen Elizabeth, Oo Dalalka Dunida Ugu Baaqday In La Iska Kaashado Ka Hortag
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 11 July 2010
(WIJA) Boqorada dalka Britian, Queen Elizabeth, ayaa ku soo gabagabaysay safar ay ku maraysay waqooyiga Ameerika, waxaanay Boqoradu ay safar indho indhayn ah ku soo gaaf wareegtay dhismihii xarunta u ahaa ganacsiga dunida ee magaalada New York ee lagu burburiyay weeraradii mahadhada noqday ee lala beegsaday xaruntaa burburtay 11-kii bishii Spetember, sanadkii 2001-dii.
Read more...
 
Tartankii Gabayada Nabadda ee abwaanada Dhalinyarada ah ee Gobolada Dalka oo xalay lagu kala baxay,
Written by WIJA TEAM   
Friday, 09 July 2010
Burco: (WIJA) Tartanka Gabayada Nabada ee dhalinyarada somaliland ayaa si toosa uga bilaabmy Gobolka Togdheer, waxaana habeenkii xalay kahoreeyey lagu soo bandhigay Hoolka weyn ee Hotel Barwaqo ee magaalada Burco, dhalinyarada suugaanyahanada ah ama abwaanada aha oo iyagu soo bandhigay suugaan iyo gabayo aad u cajib ah, isla markaasna dhammaantod ka hadlaya Nabada, dhalintaasi abwaanada da’yarta ah ayaa dhammaan ahaa dhalinyaradii Gobolkani Togdheer.
Read more...
 
Maraykanka & Ruushka oo Is weydarsanaya Maxaabiis uu kale xidhnaa labada dhinac.
Written by WIJA TEAM   
Friday, 09 July 2010
Cairo; - Dowlada Maraykanka ayaa maxkamad horkeentay 11 qof oo looga shakisan yahay in ay u shaqaynayeen sirdoonka Ciidmada Ruushka ayaa waxa ay maxkamadu go´´ aansantay in ay qaadato dalab ay xukuumada Ruushka soo jeediyeen oo ah maxaabiis kala bedelasho.
Read more...
 
Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) Oo Hambalyo U Soo Dirtay Madaxweynaha Cusub, Kuxigeenkiisa
Written by WIJA TEAM   
Friday, 09 July 2010
Duuliye Asli Xasan Cabaade (Asli-Calansida) ayaa dhambaal hambalyo ah oo ay nasoo gaadhsiisay ugu hambalyeysay Madaxweynaha cusub Md Siilaanyo iyo Kuxgeenkiisa Md Zeylici iyo waliba Shicibka Reer Somaliland oo dhan, Waxaanay intaasi raacisay waxoogaa hawraar ah oo ay kula dardaarmayso Madaxweynaha, hadaba Dhambaalkii ay Aslicalansida nasoo gaadhsiisay ayaa isagoo sawirkii madaxweyanah iyo calankii somalilandba ku lifaaqnaa uu u dhignaa sidan:
Read more...
 
Wacdarihii Jaamacada Hargeysa: Dar-daarankii Abwanaan Hadraawi, Codsigii Muuse Biixi, Shuruudi Faysa
Written by WIJA TEAM   
Friday, 09 July 2010
- Ardeyda Jaamacada Hargeysa [Hargeysa university] ayaa xaflad ay ku maamuusayeen, isla markaana ay ku weynaynayeen doorkii komiishanka doorasooyinku ka soo qaatay doorashadii Madaxweynanimada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 26 June 2010 ayaa caawa ku qabtay barxad-weyn oo ku taala Jaamacada Hargeysa.
Read more...
 
Talooyin kooban Oon U Soo Jeedinayo Madaxweynaha Cusub Anoo Aaminsan Inaan Siilaanyo Waxba Seegi doo
Written by WIJA TEAM   
Friday, 09 July 2010
Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inuu Maxadweyne Siilaanyo ku guulaysto doorashadii 26-ka June ee dalka ka qabsoontay waxayna muujinaysaa inuu dadweynuhu aad uga baaraandagay sida u soo xolan lahaayeen hoggaamiyhii dalka lagu aamin lahaa.
Read more...
 
Raysal Wasaaraha Ingiiska Oo Sheegay Inay Danaynayaan Inaan Kooxaha Argagixisadu Saldhig Ku Yeelan S
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 07 July 2010
London (WIJA)- Raysal Wasaaraha dalka Britain, David Cameron, ayaa maanta soo dhaweeyay Doorashadii Madaxtooyada ee Somaliland ka dhacday 26-kii Bishii June ee la soo dhaafay, waxaanu sheegay inay la shaqayn doonaan dawlada cusub.
Read more...
 
Xisbiga UCID Oo Guddi Baadhiseed U Saaray Khaladadkii Xisbiga Gudihiisa Ka Dhacay Wakhtigii Ololaha
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 07 July 2010
Hargeysa(WIJA):-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta guddi ka kooban todoba xubnood soo xuley, kuwaas oo la sheegay inay soo baadhi-doonaan, kana soo tallo-bixin doona khaladaadkii Xisbiga guddihiisa ka dhex dhacay wakhtigii lagu guda jiray ololihii tartanka doorashada madaxweynanimada ee dalka ka dhacay 26 June 2010.
Read more...
 
Maraykanka Oo Ka Hadlay Doorashadii Madaxtooyada ee Ka Dhacday Somaliland
Written by WIJA TEAM   
Wednesday, 07 July 2010
Dawlada Maraykanka ayaa soo dhawaysay oo bogaadisay Doorashadii Madaxtinimada Somaliland ee dhawaan dalka ka qabsoontay, waxaanay sheegeen inay Hambalyeynayaan Musharaxii ku guulaystay doorashada iyo Komishankii doorashooyinka qaranka.
Read more...
 
Shariifka Somaliya Oo Muusanaw Kula Dhex Dhacay IGAD, Qirtayna In Aanu Awood U Lahayn Iska Caabinta
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 06 July 2010
Addis Ababa (WIJA):- Madaxweynaha Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay isagoo ay ka muuqato Il-fulaynimo uu si rasmiya shir ballaadhan kaga dhex dhawaaqay in lagaga adkaaday dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab. Sheekh Shariif ayaa hadalkan ka jeediyey kulan aan caadi ahayn oo sida deg-dega ay isugu yimaadeen dawladaha ku bahoobay IGAD, kaasoo ka dhacay caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Last Updated ( Tuesday, 06 July 2010 )
Read more...
 
Muwaadin Madaxweyneha Xilka Ka Sii Degaya Iyo Ku Xigeenkiisa Ku Eedeeyay In Ay Ka Hor Istaageen Iska
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 06 July 2010
Hargeysa (WIJA) Oday Muuse Dugsiiye Obsiiye oo ka mid shacabka reer Somaliland ayaa maanta madaxweyneha hada xilka ka sii degaya Daahir rayaale kaahin iyo ku xigeenkiisa axmed Yuusuf Yaasiin, ku eedeeyay in ay ilaa hada haystaan iskaraab dhan aduun gaadhaya 22,325 oo dollar.
Read more...
 
Muwaadin Madaxweyneha Xilka Ka Sii Degaya Iyo Ku Xigeenkiisa Ku Eedeeyay In Ay Ka Hor Istaageen Iska
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 06 July 2010
Hargeysa (WIJA) Oday Muuse Dugsiiye Obsiiye oo ka mid shacabka reer Somaliland ayaa maanta madaxweyneha hada xilka ka sii degaya Daahir rayaale kaahin iyo ku xigeenkiisa axmed Yuusuf Yaasiin, ku eedeeyay in ay ilaa hada haystaan iskaraab dhan aduun gaadhaya 22,325 oo dollar.
Read more...
 
Dagaalkii Waji-ku Macaashka Oo Dhamaaday...Faalladii Weriye Cumar Maxamed Faarax
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 04 July 2010
Dadka oo lagu bah-dilo afkaartooda laguna shaambadeeyo asxaabta mucaaridka ah, si looga hor istaago xuquuqdiisa aasaasiga ah, waxay ahayd halbeegga dhaqan siyaasadkii xukuumadii Madaxweyne Rayaale ee siddeedii sannadood ee la soo dhaafay ka talinaysay Somaliland.
Read more...
 
Gaboodka Nagaad Oo Hambalyo U Diray Madaxweynii hore Iyo Ku Xigeenkiisa, Xukuumada Cusubna U Baaqay
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 04 July 2010
Hargeysa (WIJA) Gaboodka ay ku bahoobeen haweenka reer Somaliland ee marka magacooda la soo gaabiyo loogu yeedho NAGAAD ayaa markii ugu horeysay hambalyo u diray madaxweynaha hada xilka ka sii degaya Mud. Daahir Rayaale Kaahin, ku xigeenkiisa axmed Yuusuf Yaasiin, komishanka doorashooyinka, shacabka reer Somaliland iyo ciidamada qaranka.
Read more...
 
Kulan Qasriga Madaxtooyada Ku Dhex Maray Madaxweynaha Cusub Iyo Madaxweynaha Xilka Ka Sii Degaya.
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 04 July 2010
Hargeysa(WIJA)Madaxweyneha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaayo) ayaa maanta markii ugu horeysay booqasho ugu tagay madaxweyneha hada xilka ka sii degaya Mud. Daahir Rayaale Kaahin.
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>

Results 47 - 92 of 260

Who's Online
We have 16 guests online
Polls
 
Design by Somaliland Software!