WELL COME TO SOMALILAND WOMEN IN JOUNALISM ASSOCIATION (WIJA)

Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Sheegay Inay Markaykanka U Gudbin Doonaan Koox Sheegatay In
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 13 June 2010
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay koox sheegtay inay ka dambaysay dagaalo dhawaan ka dhacay Gobolka Buuhoodle isla markaana ku andacooda inay ka soo horjeedaan maamulka Somaliland ee ku sugan gobolka Sool.
Read more...
 
Mudanayaal Guurtida ka Tirsan oo Wacyigelinta doorashada iyo Nabadgleyada ah ka Fuliyay Gabilay
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 13 June 2010
Hargeysa (WIJA)- Mudanayaal ka tirsan golaha Guurtida Somaliland, ayaa galabta olole wacyigelin nabadgelyada la xidhiidha ku tagay gobolka Gabilay, waxaanay magaalada Gabilay kula kulmeen maamulka gobolka, cuqaasha iyo wakiilada xisbiyada qaranka.
Read more...
 
Codkaaga Ku Ciil-bax....Waa Qalinkii Dr. Suleiman Walhad
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 12 June 2010
Magaca Eebe ayaa aan ku unkay. Allaha weyn ayaa aan cuskaday, Nabigeenana waa aan ku salliyay. Allahayaw noo dabacsanaw, naxariistaadana noo idmee, cadaawahana ha noo jebin. Allahayaw ha na hoojin oo hoodahayaga ha naga xumayn. Allahayaw, tacabkayaga ha naga tabaalayn oo ha naga khasaarin, naxariistaadana ha naga qadin.
Read more...
 
Dhibta Olahaha Doorashooyinka
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 12 June 2010
Waxaan isku dayayaa inaan diirada saaro dhibaatooyinka uu leeyahay olahaha doorshada iyo sidii loo yarayn lahaa dhibaatooyinka kuwo aduunyo iyo aakhiraba leh.
Read more...
 
Eng Faysal Cali Waraabe oo magaalada Ceerigaabo kaga Taageero Batay Madaxweyne Rayaale.
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 12 June 2010
Ceerigaabo-(WIJA)-Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka si wayn loogu soo dhaweeyay duleedka Magaalada Ceerigaabo iyadoo halkaasina ay ku soo dhaweeyeen Masuuliyiinta Xisbiga iyo Taageerayaasha oo gadiid aad u tiro badan saarnaa kuwaasi oo sitay Boodhadh ay ku qoran yihiin halku dhigyo ay ku taageerayeen Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID iyo ku xigeenkiisa, waxaanay waftigaasi u soo galbiyeen dhinaca Magaalada iyagoo socod ku maray Wadooyinka waa way nee Magaalada waxaanay ugu danbayntii la geeyay Fagaaraha Beerta Xoriyada ee Nuur oo ay ku sugnaayeen Kumaan dad ah oo ka mid ah Taageerayaasha Xisbiga UCID, waxaanay ahayd maalintii saddexaad ee ay cudooda ku soo bandhigayeen taageeradooda.
Read more...
 
xisbiga UCID oo maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay taageerayaashii abid ugu badnaa
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 12 June 2010
Hargeysa (WIJA) Taageerayaashii abid ugu badnaa oo ay tiradoodu kor u dhaafaysay boqolaal qof ayaa maanta sheegay in ay si buuxda u taageereen xisbiga siyaasiga ah ee UCID.
Read more...
 
Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Bandhigay Tallooyin Lagaga Gaashaaman Karo Falalka Argagixisada
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 12 June 2010
Hargeysa (WIJA)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta bayaan ay soo saareen waxay ku cambaareeyeen falkii Ciidamada Boolisku fashiliyeen ee ka dhacay Magaalada Burco waxaanay falkaasi ku tilmaamay mid argagixiso oo la dhiciseeyay.
Read more...
 
Imtixaankii Shahaadiga Ahaa ee Dugsiyada Dhexe Iyo Sare Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabmay Somaliland iyo
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 12 June 2010
Hargeysa (WIJA)- Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Somaliland ayaa maanta si ramsi ah dalka uga bilaabmay, waxaana u fadhiisanaya arday tiradoodu tahay 12946 arday. Sida uu maanta daboolka ka qaaday Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Md. C/Raxmaan Maxamed Maal.
Read more...
 
taageerayaasha xisbiga kulmiye isu soo bax balaadhan oo ay ku muujinayaan taageerada xisbigooda.
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 10 June 2010
Hargeysa (WIJA) Xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE ayaa maanta, maalintii saddexaad gobolada iyo degmooyinka dalka isu soo bax ka dhigay iyada oo ay kumanaan ka mid ah taageerayaasha uu xisbigaasi leeyahay oo sita calamada iyo astaanta xisbiga Kulmiye lagu arkayay jidadka iyo fagaarayaasha shanta degmo ee ay ka kooban tahay magaalada Hargeysa.
Read more...
 
Muqdisho: Shaqaalaha Xafiiska Universal Oo War-saxaafadeed Soo Saaray & Wararkale Oo Goosgoosa
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 10 June 2010
Warsaxaafadeed ay maanta magaalada Muqdisho ka soo saareen shaqaalihii Telefishinka afka soomaaliga ee Universal ee magaalada Muqdisho ayaa waxay ku shaaciyeen in maanta laga bilaabo ay joojiyeen howlihii ay u hayeen Telefsihinkaas.
Read more...
 
Xisbiga UCID Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Ololihii Berito Ay Ku Bedeen Cibaado Iyo Alle Bari
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 10 June 2010
Hargeysa(WIJA):- Gudoomiyaha ololaha doorashada ee xisbiga UCID Saleebaan Daahir, ayaa daboolka ka qaaday in xisbiga UCID go’aan ku gaadhay in ololihii doorashada ee berrito uu hakinayo, isla markaana waxa uu sheegay inay sidaas u sameeyeen iyaga oo tix-gelinaya maalinta khayrka badan ee Jimcaha.
Read more...
 
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Bogaadiyay Booliska Tog-dheer oo uu Sheegay Inay Fashiliyee
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 10 June 2010
Hargeysa (WIJA)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa bogaadiyay Ciidanka Booliska Gobolka Tog-dheer oo uu sheegay inay fashiliyeen wax uu ugu yeedhay hawl gal argagixiso oo lagu carqaladeynayay doorashada madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 26-ka Bishan June.
Read more...
 
Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon Oo Ergay Cusub Soomaliya u magacaabay.
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 10 June 2010
Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa Augustine Mahiga u magacaabay ergayga cusub ee Qaramada Midoobay ee dalka Somaliya.
Read more...
 
Masuulkii U Sareeyay Maamulka Xisbiga UDUB ee Degmada Boorame Oo Axmed Siilaanyo Hortiisa Isku Casil
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 10 June 2010
Hargeysa (WIJA)- Guddoomiyihii xisbiga UDUB ee degmada Boorame Maxamed Aadan Suldaan, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka baxay xisbiga UDUB isla markaana uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE.
Read more...
 
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Maalinta Beri Soo Bandhigayan B/UDUB
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 06 June 2010
Hargeysa(HWN):-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasin oo ah Guddoomiyaha ololaha Xisbiga UDUB ayaa maanta shaaca ka qaaday in maalinta beri oo ah Isniin ah soo bandhigi doonaan Barnaamijkooda Siyaasadeed ee ay dalka ku hagi doonaan haddii ay markale dalka dib ugu guuleystaan doorashada madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka qoobsoonto 26 June 2010.
Read more...
 
Ciidamada Amisom oo ka hadashay qasaarihii ka soo gaaray dagaaladii u dambeeyay ee la galaan kooxaha
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 06 June 2010
Iska hor imaadyadii ugu danbeeyay ee ka dhacey magaalada muqdisho kaas oo u dhaxeeyay ciidamada amisom iyo kooxaha islaamiyiinta ayaa markii ugu horeysey saaraakil katirsan amisom waxa ay kawar bixiyeen khasaarihii ka soo gaarey dagaladaas.
Read more...
 
Musharaxa M/Weyne Ku Xigeenka KULMIYE Oo Xisbiga UDUB Ku Eedeeyay In ay Jabiyeen Anshixii Olalaha
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 06 June 2010
Hargeysa-(WIJA)-Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga KULMIYE Md. Cabdi-raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maamulka Gobolka Awdal iyo xisbiga tallada haya ku eedeeyay inay jabiyeen anshixii loo dhigay olalaha doorashada waxaanu sheegay in taageereyaasha UDUB lagu soo jiheeyay inay weeraraan Gurigiisa Magaalada Boorame iyo qaar ka mid ah xafiisyadii xisbigiisa ee Boorame.
Read more...
 
OLOLIHI XISBIGA UDUB EE SAAKA IYO ISBEDELKII TAAGERAYASHA EE XISBIGA
Written by WIJA TEAM   
Sunday, 06 June 2010
Burco (WIJA)- Waxaa saaka dib u bilaabmay wereegii 2-aad ee ololaha doorashooyinka, iyadoo saaka ay taageryaasha xisbiga UDUB isu soo bax ballaadhan ka sameeyeen Gudaha magaalada Burco.
Read more...
 
Guddida Madaxa Banaan ee Ilaalinta Anshaxa Doorashada oo Ka Hadlay Jawiga uu Ku Furmay Olalaha Doora
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 03 June 2010
Hargeysa (WIJA)- Guddoomiyaha Guddida madaxa banaan ee ilaalinta anshaxa iyo habsocodka doorashada Md. Axmed Maxamed Cadaad, ayaa sheegay in taageereyaasha xisbiga UDUB ay maanta si hufan oo nabadgelyo ah ugu soo baxeen olalaha doorashada Madaxtooyada oo maanta ka bilaabmay dalka.
Last Updated ( Thursday, 03 June 2010 )
Read more...
 
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Galabta Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Xaaji-Saalax
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 03 June 2010
OOdweyne(WIJA)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Wefti baaladhan oo uu Hoggaaminayo oo socdaal ku jooga gobolka Oodweyne ayaa saaka booqasho ku tagay illaa 11 tuulo oo ku yaala Gobolkaasi, waxaanu caawa fiidkii soo gaadhay Degmada Xaaji-Saalax.
Read more...
 
Xisbul Islaam Oo Markale Hantiyey Magaalada Beledweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 03 June 2010
Beledweyne (WIJA):- Xoogagga Xisbul Islaam ayaa saaka gabi ahaanba la wareegay gacan ku haynta magaalada Beledweyne oo Saddexdii maalmood ee lasoo dhaafayba ay ku sugnaayeen ciidamada Dawladda ee uu gadhwadeenka ka yahay Shariifku.
Read more...
 
BURCO: WACDARAHA XISBIGA KULMIYE IYO TAAGEERADA SHACABKA TOGDHEER (Muwaadin Gadhigiisi iyo Gurigiisi
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 03 June 2010
Burco: (WIJA) Waxaa maalmahan u danbeeyey si baaxad leh shaashadaha uga muuqday xisbiga kulmiye oo taageryaal badan ku biirayaan,iyadoo beelaha somaliland intooda badani ay ku biireen xisbiga kulmiye.
Read more...
 
Madaxweye Rayaale oo Shacbiga Somaliland Ka Dalbaday Inay Dib U Doortaan Iyo Dhoolatuskii Xisbiga UD
Written by WIJA TEAM   
Thursday, 03 June 2010
Hargeysa(WIJA)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta shacbiga Somaliland ka dalbaday inay mar kale dib u doortaan si uu u dhamaystiro wax uu ku tilmaamay dhamaystirka waxqabadka xukuumadiisa.
Read more...
 
Boqortooyadii jaceyl dartii u burburtay iyo Numberka qaladka ah ee Somaliland qaadankarto
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 01 June 2010
Waxaa tajribada bini 'aadamku ina bareysaa in siyaasadu tahay wixii suura gala, waxaa kalow ina bareysaa in boqortooyada lagu ilaaliyo siyaasad xigmadeysan iyo cudud milatari kolba kii haboon, nabi baana laga hayaa hadaan tiir adag ku tiirsanaanlahaa. Sidaa darteed ayaa itaal daradu tahay mid dhaawac u geysata dowladaha, waxaa kaloo ugaysta dhaawac siyaasad xumada dadka xukunka loo dhiibo, waxaa kaloo dhaawac u geysta hadii dadka shacabka ah uu helo mid xaqiiqada dadkiisa iyo dalkiisaba been ka sheegaya oo shacabku rumeystaan,.
Read more...
 
Beesha Ugaadh Cumar oo Ku Biirtay Xisbiga KULMIYE
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 01 June 2010
Hargeysa (WIJA)- Cuqaasha Beesha Ugaadh Cumar ee gobolka Tog-dheer ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay inay ka baxeen xisbiga UDUB isla markaana ay ku biireen xisbiga KULMIYE.
Read more...
 
Ciidanka Booliska Hargeysa Oo Xabsiga U Taxaabay Nin Feedh Dhulka Ugu Tuuray Wasiir Ku Xigeenka Qor
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 01 June 2010
Hargeysa (WIJA)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargeysa ku xidhay Cismaan Awr-liqe, oo ka tirsan Agaasime Waaxeedyada Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland, oo shalay Feedh dhulka ugu tuuray Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Md. Axmed Xaashi Cabdi, oo ay hadallo kul-kulul is weydaarsadeen markii shalay Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin uu kormeerayay Biriijka labaad ee Caasimada Hargeysa.
Read more...
 
Beesha Ugaadh Cumar oo Ku Biirtay Xisbiga KULMIYE
Written by WIJA TEAM   
Tuesday, 01 June 2010
Hargeysa (HWN)- Cuqaasha Beesha Ugaadh Cumar ee gobolka Tog-dheer ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay inay ka baxeen xisbiga UDUB isla markaana ay ku biireen xisbiga KULMIYE.
Read more...
 
Taageerayaal Baaxad leh oo ku soo Biiray Xisbiga Kulmiye
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 29 May 2010
Hargeysa (WIJA) taageerayaashii ugu badnaa abid ayaa maanta soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyay xarunta xisbiga Kulmiye ee Magaalada Hargeysa.
Read more...
 
Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo shaciyay wakhtiga Ololaha Xisbiyadu bilaabmayo
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 29 May 2010
Hargeysa(WIJA)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta daboolka ka qaaday xiliga uu furmayo olalaha doorashada Madaxtooyada oo socon doona muddo sadex Todobaad ah.
Read more...
 
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo Furay xarunta Cusub ee Gobolka Hawd.
Written by WIJA TEAM   
Saturday, 29 May 2010
Baligubadle (WIJA)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md, Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta xadhiga ka jaray xarunta Maamulka Gobolka Hawd, oo ay dhismihiisa ka qeyb qaateen Ururada Bulshada ee Gobolkaasi Hawd.
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>

Results 93 - 138 of 260

Who's Online
We have 7 guests online
Polls
 
Design by Somaliland Software!